Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caga Xanuun?
(1/1)
Abu Muxamed:
Asc dr
Waxa ixanuunaya cidhibta mar mar ayaan dareemayaa xanuun inta badana waa marka aan soconayo ama aan ufadhiisto xaajada(suuliga)
marka ma arin iska caadiya mise waa arin khatarteeda leh
Thanks somali doctors
Jazaakumulaahu khayra
SomaliDoc:
Cilladaan inay jirto ayaa dhici karto ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version