Author Topic: Su'aal: Waxaan ahay xaasle mudo 4 bilood?  (Read 3287 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Libaaxsane

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan ahay xaasle mudo 4 bilood?
« on: July 15, 2016, 07:41:11 AM »
Asc dhamaan dhaqaatiirta sln kadib waxan wataa 1sual fadlan adinkoo mahadsan waxaan ahay xaasle mudo 4bilood eh suaasheyda waxey tahay ifaktion ayaa inagula sheegay Aniga iyo xaaskagaba marka maka hortagi karaa infaktion iney xaaska uur qaado waad mahadsantahiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan ahay xaasle mudo 4 bilood?
« Reply #1 on: September 04, 2016, 07:28:04 PM »
Infekshanka haduu ku raago qofka wuu saamayn karaa uurka ee fadlan akhriso qoraalkaan ku saabsan sida uu infekshanka uga hortago uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27749
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 50246
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31766
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26783
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 37043
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc