Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Urta jidhka?

(1/1)

Abu Muxamed:
Asc dr
In muddo ah waxaa ihaysay ur aan dabiici ahayn oo ka imanaysa jidhkayga oo igu haysa dhib wayn oo iga saartay umadii marka fadlan iiga soi jawaab haddii daawo loo cunayo iyo haddi kaleba iiga jawaab
Thanks dr
Jazakalaah

SomaliDoc:
In urkaas uusan dabiici ahayn ayay u badan tahay ee fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6517.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version