Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan idin waydinaya hingada (panting)?
(1/1)
Cayuush Omer:
Asc waraxmah akhwani waxan idin waydinaya hingada(panting) badan ma xanuun ba ?? Marka u qofku hingodo maxa lo dhaha biyo cab ama loga nixiya ?
Mahadsanidin
SomaliDoc:
Warbixinta hingada iyo siyaabaha loo xakameeyo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=626.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version