Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cirid xanuun?
(1/1)
Abdala Yodka1:
Asc all dhakhaatirtina somaliyeed waan idin salmay
Intaa kadi suaashydu waa
Waxaan isku arkay ciridka oo hoos uqodmay
Xanuuna malahan lkn marka cadyga looqaato wax yarbuu dhigayaa
Marka ciridkaa masoo laban karaa hadii dawo loohelo waxan ubahnaa in wax la igsheego ALL mahdsidiin
SomaliDoc:
Qoraalkaan ka akhriso cillada ciridka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version