Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa igu dhacay curuka Kaduudiyaha?
(1/1)
Miiraalle:
Waxaana qabaa Hepatitis B marka waxaan rabaa inaan isticmaali karo dawooyin paracetamol, Diclofenac iyo Novalgin ka ?
SomaliDoc:
Daawooyinkaas si taxadar ku jirto ayaad u isticmaali kartaa, ha dhaafinin xadka loogu talagalay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version