Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qosol iyo qunfac?
(1/1)
Ashom:
Asc Dr.re waxaa jirto gabar Yar 12 jir ah oo markii ee qososho eee aad u qunfacdo marka kale na waa caadi ..markii ee qososho Lee qunfacee ..qosol aad u badan hadeey qososho xitaa weey ku matagee qunfaca .waa maxaay arinkaas Dr.re mahadsanid
SomaliDoc:
Gabadhaas waxaa u qarsan allarji ama xasaasiyad dhuunta ama feeraha ah, qosolka siyaadada ah wuxuu dadkaas ku kiciyaa qufac kadibne matag.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version