Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kaboobyo hurdada ah markan u sexdo bidixda?
(1/1)
Cawill:
Asc magacaygu wa cawil waxan ka cabanayay dhawr sano. Ba kaboobyo jirka ah lkn hada waxa ay ku kooban tay dhinaca bidixda oo markan u seexdo anan. 3. Miriri u sexan karin waxa ii raaca markan lugeeyo arorti jidhka dhan waxa laygu mud muda. Masaabiir. Oo kale oo anan u adkaysn karin wadnaha gadhaya buro aya igaga taala garabka. Hostisa lkn wa tan madawga ah ee. Dadka kaso. Baxda samayn maleeday iyadu mahdsanid
SomaliDoc:
Kabuubyada qaabka aad u tilmaantay waa cillad neerfaha dareemada ah, waxyaabo badan ayaa keena ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version