Author Topic: Su'aal: 24 saac jirkeyga wa kuleeyl?  (Read 2404 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline m.mo141

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 46
  • Points: +0/-0
Su'aal: 24 saac jirkeyga wa kuleeyl?
« on: July 16, 2016, 07:10:32 AM »
Asc dhamaaan doctors a
magaceyga wa maxamed
Jira 23 sano
Leh xaas

Diktoore waxaan iska yaabay jirkeyga 24 saac waa kuleyl sida qof qandho hayso o kale anigana wan caafimad qabaa o meel i xanuunayso ma jirto anigo marwaaxad ama mukeef ku jiro xita jirteyga wa kuleeyl

Dadka waxay i dhahaaan qandho maku hayso  marka diktoore waa maxay ciladaaas o kuleeylka joogtada ah

Mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: 24 saac jirkeyga wa kuleeyl?
« Reply #1 on: September 04, 2016, 07:32:58 PM »
Waxyaabo badan ayaa keeno jir kuleylka sida gaaska, daalka, hurdo yarida, welwelka iyo xanuunada qarsoon sida macaanka iyo fitamiin yarida.
Hadduu kuleelkaaga uu siyaado yahay fadlan la xiriir dhakhtar oo isbaar.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Meeqo saac oo hurdo ah ayuu u baahanyahay cunugaaga?

Started by DiagnosticBoard Cudurrada Caruurta

Replies: 0
Views: 17008
Last post January 19, 2008, 03:51:29 PM
by Diagnostic
Su'aal: Shahwada meeqo saac ayay ku samaysmataa?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4401
Last post September 23, 2017, 07:47:26 PM
by CilmiSabca
Su'aal: 5 saac ka badan ma seexan karo?

Started by YasiincaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3661
Last post April 19, 2019, 09:24:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haddii Iron-ta jirkeyga ku badan tahay?

Started by Akhaa Binu JowhariBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3620
Last post November 28, 2018, 08:26:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun dhanka bidix ee jirkeyga?

Started by Sadia Hassan HusseinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4268
Last post March 07, 2019, 08:20:55 PM
by SomaliDoc