Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: 24 saac jirkeyga wa kuleeyl?

(1/1)

m.mo141:
Asc dhamaaan doctors a
magaceyga wa maxamed
Jira 23 sano
Leh xaas

Diktoore waxaan iska yaabay jirkeyga 24 saac waa kuleyl sida qof qandho hayso o kale anigana wan caafimad qabaa o meel i xanuunayso ma jirto anigo marwaaxad ama mukeef ku jiro xita jirteyga wa kuleeyl

Dadka waxay i dhahaaan qandho maku hayso  marka diktoore waa maxay ciladaaas o kuleeylka joogtada ah

Mahadsanid

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeno jir kuleylka sida gaaska, daalka, hurdo yarida, welwelka iyo xanuunada qarsoon sida macaanka iyo fitamiin yarida.
Hadduu kuleelkaaga uu siyaado yahay fadlan la xiriir dhakhtar oo isbaar.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version