Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay faa iidada V2 PLUS, capsule?
(1/1)
m.mo141:
Waa maxay faa iidada kaniiniga
V2 PLUS, capsule
Yaa logu talagalay inay isticmaalaaN8
SomaliDoc:
Waa daawo ka samaysan fitamiin iyo geedka la dhaho "Ginseng", waxaa isticmaalo dadka fitamiinada ku yaryihiin ama leh daalka joogtada ah, ma qaadan karo qof da'diisa ka yar tahay 14 sano.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version