Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunada tufta?

(1/1)

Jirow:
Asallamu Aleykum wr wb .... Dr waa ku salaamey .... Waxa aan arka mar weliba dad ku tufa , Dib qalooc , maska , abeesada , tufta iwm ...... 
in badana waxa arkaa dadka lagu tufay oo ku caafimaadey ........  maxay ka dhigantahay tuftaa ... ?

SomaliDoc:
Haddii aad ka wadid tufta in qofka duco ama quraan looga tufo meeshii ay waxa ka qaniineen, waa arrin jirto oo rasuulkeena suuban ayaa noo sheegay horayne ugu daaweeyay dad asxaabtiisii ka mid ahaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version