Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa ku furma dhiig ilaa mudo bil ah soconaya?
(1/1)
Sadik Adan:
Asc w.w Docter salaanta muslimka kadib waxaan alle kaga baryayaa inuu cilmigaaga ku nuuriyo janadana ku geeyo hadaan ka soo gudbo docter waxaan rabaa inaad faahfaahin iga siiso ruux dumar ah oo caruur badan dhashay 30 jir ila 41 jir u dhaxeyso ayaa xiliga caadada bilaha qaar waxaa ku furma dhiig ilaa mudo bil ah soconaya kaas oo wato xanuuno sida kilyaha iyo dhaberka ah iyo tabar yari aad u daran
Dadka waxay u jeediyen talo ah inay qaadato kaniinka herbalka ah ee formula 10 ka la dhaho marka docter waxa keena dhiig furunkaas iyo faidada u kaniinka u leyahay noo sharax
jazzakalah
SomaliDoc:
Fadlan qofkaas la xiriir dhakhtar, dhiiga xad dhaafka oo xilliyadaas yimaado in la baaro ayuu u baahan yahay waxyaabo badan ayaa keeni karo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version