Author Topic: Su'aal: Xanuunada tufta?  (Read 2961 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jirow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuunada tufta?
« on: July 16, 2016, 07:00:43 PM »
Asallamu Aleykum wr wb .... Dr waa ku salaamey .... Waxa aan arka mar weliba dad ku tufa , Dib qalooc , maska , abeesada , tufta iwm ...... 
in badana waxa arkaa dadka lagu tufay oo ku caafimaadey ........  maxay ka dhigantahay tuftaa ... ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuunada tufta?
« Reply #1 on: September 04, 2016, 08:02:28 PM »
Haddii aad ka wadid tufta in qofka duco ama quraan looga tufo meeshii ay waxa ka qaniineen, waa arrin jirto oo rasuulkeena suuban ayaa noo sheegay horayne ugu daaweeyay dad asxaabtiisii ka mid ahaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su,aal: Xanuunada dumarka kaga dhaca naasaha ibtoda?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20501
Last post May 29, 2009, 08:37:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ka cabanaa xanuunada ku dhaca sanka iyo indhaha?

Started by Maxamed amiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4097
Last post June 20, 2016, 02:53:01 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Manida iska keenida Xanuunada ka yimaada?

Started by DheegBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4394
Last post February 04, 2015, 04:59:47 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunada laga qaado nasashada badan?

Started by Hassan45Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4358
Last post November 09, 2015, 01:01:56 PM
by SomaliDoc
Hababka Daaweynta ee Xanuunada Maskaxda

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maskaxda

Replies: 0
Views: 28817
Last post March 09, 2009, 11:50:13 AM
by SomaliDoc