Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal Gaas and MDR?
(1/1)
Saneeti:
asc dr magaceega waa mohamed waxaaan jogaa mogadishu waxaaan dawaday video ka hadlaayey gaaska dr aniga waxaan qataaa dawada MDR TB waxeeyna soconeeysaa mudo dheeer waxeeyna kicisaaa gaaas mar walbo dawada gaas ah miyaaan qadan karaaa hada subax walbo aroortii ayaaan laqaaaa dawada gaaaska kadib ayaan qataaa midkale wax dhibaato ah miyey ii keeyneeysaaa dawadaas gaas ah oo aan mar walbo qadanaayo jawab wacan Dr mahadsanid
SomaliDoc:
Daawada gaaska waad qaadan kartaa, maalmaha aad isleedahay waad fiican tahayne waad ka boodi kartaa, haddii aad daawada la qabsatid oo gaaska kaa yaraadane waad joojin kartaa, waa muhiim in aad joogteysid daawada TB-da khaasatan haddii ay MDR tahay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version