Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: SAXARO ADEEG?
(1/1)
m.mo141:
Asc doctors waan idin salaamay
Walaal waxaan ka cabanaa calool fadhi
Oo suuli ama musqul ma gali ila 3 maalin
meelahaas hadaan galana saxro fican igama timaado saxro 2 gabal o adag le ma ahane
Dikootr maxa sababay xaaladaas calool adeega
SomaliDoc:
Fadlan raac talooyinkaan si aad uga roonaatid saxaro adeegga; http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=380.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version