Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xaaskayga oo lugaha aad u xanuunaan?
(1/1)
Aboisma:
gabadheyda oo habeenki labada lugood ay aad u xanuunan oo ilaa la duugo aanay xanuunkasi ka bayn, markay istirahdo seexo o ay sariirta jiibsato ayu xanuunku ku bilaamaya. wana inta jilbaha ka hooseysa. xanunkani wuxu ku bilaamey markay umushey. marka doctore suaasha igaga so jawaab.
SomaliDoc:
Luga hurka ama xanuunka waxyaabo badan ayaa keeno, waxaa ka mid ah: dhiig-yraida, kaalsiyam yarida, fitamiin yarida, infekshanka haweenka, roomatiisamka iyo murqo xanuunka.
Waxaase u badinayaa in maadada Kaalsiyamta ama Fitamin D-ga uu ku yar yahay ama fitamiinada kalaba.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version