Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kabooobyada dhinaca bidixda?

(1/1)

Cawill:
Asc wan idin salamay dhakhatiirta sharafta leh waxan raba inad iga. Jaahil saartan kabooobyo dhinaca bidix da ah oo anan u seexan karin waxad mooda. In. Dareenku ka tagayo baabacada gacanta gabi dhinaca bidixdu way kaboobyonaysa asc

SomaliDoc:
Kabuubyada waxay tilmaan u tahay cillad neerfaha, haddii aad ka dareemayso calaacasha hal gacan waa in la fiiriyaa neefaha kalagosyga gacataada, haddii ay ilaa xusulka soo gaarsiisan tahayne waa in la fiiriyaa neefaha qoortaada, fadlan la xiriir dhakhtar aqoon u leh xanuunada neerfaha.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version