Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuunka Jooniska Ma Loo Cabi Karaa Caano Geel?
(1/1)
Hassan Ali Hassan:
Bismilaah.
Doctor Ugu Horay Ilaahay Ha Ku Sharfo Sida Wanaagsan Aad Dadkaagu Ugu Tabarucayso Aqoontaada.
Su'aal.
1- Doctor Xanuunka Jooniska Ma Loo Cabi Karaa Caano Geel?
SomaliDoc:
Wax dhib ah caanaha geela uma keenaan cudurka cagaarshowga, akhriso warbixin ku saabsan caanaha geela: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7175.0
Waxaad kaloo akhrisataa cunnooyinka caafimaadka beerka u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7031.0
Waxaad kaloo akhrisataa kaadida geela iyo cudurka cagaarshowga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7006.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version