Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa loo yaqaano jayna solti?

(1/1)

Gantaal:
Asc walal idin su aalayaa waxa loo yaqaano jayna solti maxay dhib ama dheef uleedahay  caafimaadka  waa shay loo isticmaalo isbaas ahaan oo contada macaaneyo  mahad sanidiin

SomaliDoc:
Fadlan haddii magac kale u taqaanid noo soo sheeg, weli ma fahmin magaca " jayna solti"

Navigation

[0] Message Index

Go to full version