Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ugxanta dumarka?

(1/1)

Deqacadey:
Asalama caleykum. Walal. Waxan ku weydiina. hadi. QOf dumar ah   Oo dhali weysay.   Qof kale Oo dumar ah.   Ugxanteda.  Ku tabarucdo.   ilmahii. Sida. Ku dhashey .   yey  racaayaan. .  hidaasidahooda . Iyo abuurkoda ba.   Ma tan caloosha. Ku qadeybaa.  Mise.  Tii. Ugxanta. Laheeyd. Fadlan. Si Fican. . Igu soo kala  Cadeey.  Qofta.  Ilmahaas.  Raacayo. Labada.  Dumar. Wad mahadsantahay.

SomaliDoc:
Diinta islaamka ma ogola in ugxan haween kale laga soo qaaday haween kale lagu duro sidaasne uur ku yeelato, waxaa kaloo banaanayn in raxim haween kale leedahay la kireesto si ay uur kuugu qaado, sidaas darteed su'aalahaan aad i soo waydiisay lagama jawaabi karo maadaama ay tahay wax khilaafsan wadadii alle ugu tala galay in uur lagu qaado.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version