Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nafaqo darida ilmaha ma u keeni kartaa?

(1/1)

Abdullahi Nor:
Asc Dr maalin wanagsan waxan rabaa inad iiga jawabto suaal adigo mahadsan caruurta nafaqo darida ay ku dhacdo ma u keeni kartaa in ay garguurashada ama socod ku uu ka daaho mise jiraan wax yaabo kale oo keeni kara in ilmaha ayagoo sanad jira aysan wali garguurad baran.?

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni karo in ilmaha ay fadhiga ku daahaan ama garguurashada, waxaa ka mid ah nafaqo darrida iyo cudurrada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version