Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: KOOSTADA
(1/1)
m.mo141:
Asc diktoore waan aqriyay informationka guuud e kooostada bogaaan ayaaan ka aqriyay sifiican waan u fahmay waxaan raba kaliya inaad i sheegtid
KOOSTADA MALAGU CAATOOBA
MICNAHA MIISAANKA MA RIDA
Waxaan cabaa cabitaan lagu shiiday koosto iyo moos
Marka waxan maqlay koostada waalagu caatooba sax miya
HAA AMA MAYA
THANKX
SomaliDoc:
Koostada waxay hoos u dhigtaa baahida aad u qabtid cunnada sidaas ayay miisaanka ku ridaa, caafimaadne waa laga helaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version