Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keeno carabka oo aad moodo?
(1/1)
Dawiil:
Asc Dr maxaakeeno carabka oo aad moodo in goosay ku juro khaasatan ilmaha ma,ahan dildilaac goomankaa ah ee waa caranka dhaxdiisa oo u ekaada meel canbaar ama goosay galay maxaasa xal u ah ?
waa mahadsantihiin
SomaliDoc:
Waxaa laga yaabaa in aad ka hadlaysid Cabeebka ama Umulowga, waana arrin ku badan caruurta ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0
Laakiin waxaa muhiim ah in aad dhakhtar tusto waxa aad ka hadlaysid si loo fahmo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version