Author Topic: Su'aal: Hal ama laba mar ayaa sigeestaa?  (Read 3119 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 57
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hal ama laba mar ayaa sigeestaa?
« on: July 30, 2016, 09:59:47 AM »
Su aal waxaan rabay sigeesiga ku badni lkn mar mar bishii hal ama laba mar ayaa sigeestaa waxaan is weydiiyaa hadaan joojiyo maxaad caafimaad daro ama caafimaad oo sa iido heleysaa waxaan is dhahaa iska jooji




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hal ama laba mar ayaa sigeestaa?
« Reply #1 on: October 01, 2016, 03:11:51 PM »
Si aad u ogaatid waxyeelalda sigieysiga, Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: