Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waligey horta galmo xaraan magalin?

(1/1)

Mr Mahamed:
Ditoore waxaan rabaa su aal in aan ku weydiiyo waligey horta galmo xaraan magalin iyo midguurba maasha allah caafimaadkeyga waa ok waxaan leetahay findoob wajiga ah maxaana iska daaweeyaa mida kale finan kale ayaa hada waxa ay iiga soobaxeen feeraha iyo sholderska ama garbaha xogaa wal wal ayee iigu hayaan mana boqayaan hadey boqaan dhiig ayaa ka imaanaayo ma waxaa jiro in dhiiheyga ikfanshin haayo waxaan aad uuga wal walaa HIV jawaab wacan ditoore

SomaliDoc:
Haddii aad xaaranta ka fogaatid insha'llah HIV waad ka badbaadi doontaa, akhriso qoraal ku saabsan Findoobka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version