Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Indhaha hoostooda ayaan miin ka leeyahay?
(1/1)
Mr Mahamed:
Diyoore waxaa ku qeydiinayaa indhaha hoostooda ayaan miin ka leeyahay walina waan yarahay mida kale foolka hore ee wajiga waana ka leeyahay maxaa keena waxaas aad ayaan udhib saday sidee iskaga daweeyaa ditoore ?
Finankana haaro ayee iigu reebeen walina?
Su aal kale ditoore waan wal walaa mar walba waxaan ka wal walaa nolosheyda mar walba ma wax dhibaato ayuu iikeeni karaa ditoore
SomaliDoc:
Fadlan la xiriir dhakhtar cudurrada maqaarka si loo arko haaraha nooca ay yihiin, midda ku saabsan welwelka fadlan raac talooyinka ku xusan qoraalkaan, way ku anfaci doonaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2845.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version