Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: ii soo faah faahiya waxa uu yahay Panic attack?
(1/1)
Abdirahman75:
Asc' bahda Somalidoc salaan kaddib waxaan idinka codsanaa inaad ii soo faah faahisaan waxa uu yahay Panic attack iyo calaamadaha qofka uu qabto.
mahadsanid Dhakhtar
SomaliDoc:
Faahfaahinta cillada argagaxa ee loo yaqaano "Panic Attack" ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3610.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version