Author Topic: Su'aal: Muddo ayaan isku arki jiray nabar?  (Read 2768 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Raage02

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Muddo ayaan isku arki jiray nabar?
« on: August 02, 2016, 05:28:08 PM »
marka waxan salaamaya dhakhaatiirta nooso gudbisa ama nasiisa talooyinka caafimaad.
salaan ka dib waxan doonayaa in aan halkan kusoo bandhigo su'aal caafimaad oo aan u baahaney in layga caawiyo.
mudo ayaan isku arki jiray nabar ku ag yaala daloolka dabada agtiisa oo leh dheecan marna dhiig iyo cuncun igu sameeya oo marka  uu dheecaan kaasi debada usoo baxo ama iga dilaaco waxan noqdaa si caadi ah ayaan dareema marka uu dhexda istaagona cuncun iyo raaxo daro mudo ayay sidaasi jirta.
waxaan u haysan jiray in uu yahay babasiir laakin cashar aan ka daawaday page-kan somalidoc waxan ku ogaaday in aanu ahayn babaasiir ee uu yahay exactly wax aad ku sheegteen anal abscess, marka waxa aan u baaney sida aan iskaga daweyn karo gaar ahaan hadii ay jirto farsamo dabiici ah oo cafimaad ahaan la ogolyey madaama ay tahay meesha aan ka cabanaya meel laga xishoodo in dhakhtar eego?
waad mahadsantihiin....




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Muddo ayaan isku arki jiray nabar?
« Reply #1 on: October 01, 2016, 03:24:45 PM »
Waxaa lagu xalin karaa qalliin fudud oo aan dhib lahayn, laakiin waa inuu ku qalaa qof khibrad u lhe qalliinka noocaas si aysan Fistula kugu dhicin, haddiiba aysan hadda jirin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26688
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21590
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre
Guurka Lamaanayaasha Isku Hidde Sidayaasha Ahi, Ma U Sabab Baa Cilad Ku Dhalashada Ilmaha?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 44221
Last post October 16, 2011, 04:39:29 AM
by CilmiSabca
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29615
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Ha Isku Qaldin Jinniga, Sixirka, Isha iyo Cudurrada Maskaxda ku Dhaco!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 42262
Last post July 05, 2015, 10:14:33 AM
by Darmaan123