Author Topic: Su'aal: Mushkilad miyaa in qofku keligiis isla hadlo?  (Read 3685 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xidig

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mushkilad miyaa in qofku keligiis isla hadlo?
« on: July 30, 2016, 09:51:19 PM »
Salaan kadib, dhaqtarka sharafta leh waxan weydiinayaa "Mushkilad (jirro) miyaa in qofku keligiis isagoo ah isla hadlo?"

Dadka qaar iyaga oo soconaya dadka kalena u jeedaan ayey isla hadlaan. Qaarkood kor ayey u qayliyaan weliba iyaga oo ficil ku daraya sida inay wax tilmaamaan ama faraha fiiqaan sida inay ruux hor jooga la hadlayaan.

Anigu sidaas ma ihi, balse marka aan keligey ahay oon qolkeyga joogo ama aan keligey jidka socdo waan sheekaystaa si cod gaaban ah. Waxyaabaha aan ka sheekaysto waxaa kamid ah tusaale: inaan nafteyda kala tashado ficilo aan samayn doono mustaqbalka dhow, qaabka aan ula hadli doono qof aan balansannahay, inaan sii jilo sida ay noqon doonto khudbad aan jeedin doono ama inaan is madadaaliyo oon heeso, iska qosliyo i.wm.

Dhaqtarka waxaan si xushmad leh uga codsan in uu arrintaas iga jaahil saaro, anigoo garowsan inay tahay wax bulshada Soomalida dhexdeeda aad ugu badan.

Mahadsanidin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Mushkilad miyaa in qofku keligiis isla hadlo?
« Reply #1 on: October 01, 2016, 03:22:58 PM »
Ka akhriso qoraalkaan isla-hadalka noocyadiisa iyo marka uu mushkilad noqon karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6459.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Joogto U Xiirida Timaha Madaxa, Dhib Miyaa Ka Imaan Kara?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17048
Last post January 29, 2012, 12:07:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwada inee bananka uso daadato markasto, dabiici miyaa?

Started by IlhaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30204
Last post June 26, 2015, 02:38:58 AM
by Cali Asaaro
Su'aal: Waan isla hadlaa markaan kaligey noqdo?

Started by MuriyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31335
Last post February 17, 2016, 04:56:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Geedkaygu markuu kaco isla markiiba wuu damayaa?

Started by AmaakeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4659
Last post March 18, 2017, 04:10:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Naasaha oo culeys noqda cudur miyaa?

Started by Malinda NassahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3952
Last post October 05, 2015, 11:55:17 AM
by SomaliDoc