Diseases and Conditions > Cudurrada Indhaha

Waa Maxay Indho Fiiqid?!

(1/1)

Binuciise:
dhamaan  waxaan idin salaamay intaa kadib waxaan rabaa  in aad  wax  ii  iftiimisaan  su aalahaan 

waa  maxay indho fiiqid maxaase  lagu yiraadaa   af ingiriiska  ama  cabiga  ?

SomaliDoc:
Indha fiiqidu waa qaliinka lagu sameeyo jirada gasho bikaacada isha (Eye lens = ???? ?????) taasoo keento arag daciifid.
Qaliinkan wuxaa lagu soo saaraa bikaacadaan uu caadka koray taasoo keentay indho daciifitaan (Cataract).

Katarakt (Cataract = ??? ?????) waa ceeryaamo ama caad fuula Bikaacada isha taasoo keenta in ilayska uusan ka gudbin kadibne uusan qofka si waadix ah waxna u arki karin.

Indha fiiqidu waa badalitaanka bikaacada isha taasoo loo galinayo qofka mid macmal ah si uu wax ugu arko.

Indha fiiqid = Cataract surgery = ????? ?????

Wixii macluumo intaa dheer dib ayaan kaga soo dari doonaa insha'lah.SomaliDoc

Navigation

[0] Message Index

Go to full version