Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: waa maxay sur ama malabka dhurdaha?

(1/1)

Iraado Macalin:
waa maxa surta ama malabka dhurdaha
faa'iido caafimaad ama faa'iido daro  ma lee yahay

SomaliDoc:
Fadlan noo faahfaahi su'aashaada si aan jawaab kaaga siinno?

Iraado Macalin:
Asc waxaan rabaa inaa wax ka ogaado malabka Dhurde ama Dhuunyaale  ( Bombyliidae ) waxaan loo yaqaan SUR, Surta ayaan laga aqoon malabka balse aad bay uga yartahay wxuuna ku sameeyaa geedaha qaar sida Xagarka oo kale.
hadaba surta faa'iido ma leedahay sida malabka oo kale maxeysa faa'iido daro lee dahay

SomaliDoc:
Waa cayayaan u dhaxeeyo tuqsiga iyo shinnida, dheecaanka uu sameeyane looma aqoonsano malab, mana lahan faa'iidooyinka caafimaadka ee malabka lagu yaqaano.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version