Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?  (Read 4917 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mazcuuz Ahmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?
« on: July 31, 2016, 08:06:50 PM »
Bismilaahi rahman rahuim
   Dr . Wan kusalamay salaan kadib doctor waxan isku arkay afar sano kahor bad breath oo sanka iyo afka ah then doctor ayan u tagay 14clatronycin  ayu iso qoray wan kucafimaday after 4 year ayan hadana bad breath isku arkay oo to much ah sanka iyo afka ah then.waxan.isku arkay cabur dhawr doctor ENT ayan utagay ant boitic ayey iso qoreen iyo gujoyin sanka ah waxayna dhaheen wa alargic  wax isbadal weyn madaremin then.doctor ayu ii diray CT scan waxan la idhahay jawaabta RIGHT MAXILARY SINUS AND SMALL POLYP  then xoga antboituc qatay wan kuyara fiicnaaday.lkn bad breath.wa sidii sanad ayaan.san  ahaa cabur mar mar ah iyo mar mar xanuun kadarema sanka.banakiisa iyo indha hoostooda markan.antiotic qaato alx wan cafimad markaan jojiyo dhawbiri.ka dib hda xoga ayan darema anay way doctor mat labaad ayaan Ct scan isi.saaray jawabta sidii hore syu shegay  hdaba doctor talo ayan.karabaa plz
 1:nasal polyp
2.carjawda sanka way.i qaliocda
3'Elergic wan qaba walow usan badneen so.doctoe.mxa igula tali laheyd polyp hadu yar yahay sanad marayo hadii aan.iska.qalo wax dhib ah makeenaya mida kale sameen maku leyahay caburka iyo infctionka gudaha ha imaan karaa  wali doctor.fiican maheli.oo aqoon wanagsan uleh so doctor mxa igula tali laheyd in aan.sameeyo thanksss




Offline Mazcuuz Ahmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?
« Reply #1 on: August 01, 2016, 02:17:54 PM »
Mida kale doctor wax xirrir ah maka.dhaxeyaan nasal polyp and bad breath from noise maxase keena carjawda sanka oo qaloocda iyo sida labiskaga daweeyo coz kuli dhaqatiir tii aan u tagay wa ajnabi talo.fiican ima.siin so plz doctor talo.ayan karaba mahadsanid

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?
« Reply #2 on: October 01, 2016, 03:21:48 PM »
Fadlan ka akhriso qoraalkaan xiriirka ka dhaxeeyo urka iyo cilladaha lagugu arkay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0
Waxaad kaloo akhrisataa hilibka sanka ka soo baxo iyo xalkiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25759
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26460
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24758
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9867
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9387
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc