Author Topic: Su'aal: Miisaankeyga waa 70 dadeena waa 22?  (Read 3251 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 57
  • Points: +0/-0
Su'aal: Miisaankeyga waa 70 dadeena waa 22?
« on: July 30, 2016, 09:55:33 AM »
Asc dotoore misaankeyga waa 70 dadeena waa 22 mana aha qof buuran maxaan ahay qof iska dhuuban  ana ahaan sida aan aamisanahay waxaa ahay qof weyda ah aanan hilib isheeato aan laheen dhirirkeygana waa 179.5  aadna waan ufadudahay
 Cafimaadkeygana wuu ladan yahay
Maasha allah

Wajiraan cudur qofka cusleeyo kana cusleeyo lafaha ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Miisaankeyga waa 70 dadeena waa 22?
« Reply #1 on: October 01, 2016, 03:18:06 PM »
Markii la isku fiiriyo dhirirkaaga iyo miisaankaaga, cufnaanta jirkaaga waa 21.7, waana mid dabiici ah, waxba haka walwalin miisaankaaga haddii aad caafimaad heysato.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaan doonaya inan kordhiyo miisaankeyga?

Started by Fahad caydidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3389
Last post August 09, 2017, 10:53:55 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee Ku Yareen Karaa Miisaankeyga?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2377
Last post June 18, 2016, 12:57:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: 3 sano miisaankeyga muusan kordhin?

Started by Samatar.143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3141
Last post November 29, 2018, 04:47:31 PM
by SomaliDoc