Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cudurka canbartu sabab uyahay fungus?
(1/1)
Akhaa Binu Jowhari:
Dr adigooo mahadsan in cudurka canbartu sabab uyahay fungus ma sababi karaa cudurka syphiliska ama waraabowga mahasanid.
SomaliDoc:
Maya wax xiriir ah kama dhaxeeyo jeermiska fangaska ee keeno cambaarta iyo isfiilitada ama waraabowga, maxaayeelay isfiilitada waxaa keento jeermiska bakteeriyada, laakiin soomaali badan ayaa aaminsan in isfiilitada iyo cambaarta ay xiriir ka dhaxayso.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version