Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa?
(1/1)
Mohamed cadde:
Waxaan ka shaqeeyaa xafiis, inta badana waan fadhiyaa waxaana ka shaqaynayay 9 sano, hada waxaan isku arkay mudo 2 saac hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa ilaa lafta barida in la riixriixo ayayna u baahanaysaa. Waa maxay arinkaas? maxaana ugu hortagi karaa?
SomaliDoc:
Waxaa dhici kara in lafahaaga ay cillad qabaan oo aysan xamili karin culeyska sdia in kaalsiyamka iyo fitamin D-ga uu kugu yar yahay.
Waxaa kaloo dhici karta in qaab fadhigaaga uu qaldan yahay oo cadaadis neerfaha uu ak jiro qeybta hoose ee dhabarka taasina neerfo ahaan uu murqaha kuu xanuunayaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version