Author Topic: Su'aal: Hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa?  (Read 2666 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamed cadde

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa?
« on: August 02, 2016, 03:32:25 PM »
Waxaan ka shaqeeyaa xafiis, inta badana waan fadhiyaa waxaana ka shaqaynayay 9 sano, hada waxaan isku arkay mudo 2 saac hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa ilaa lafta barida in la riixriixo ayayna u baahanaysaa. Waa maxay arinkaas? maxaana ugu hortagi karaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa?
« Reply #1 on: October 01, 2016, 03:26:03 PM »
Waxaa dhici kara in lafahaaga ay cillad qabaan oo aysan xamili karin culeyska sdia in kaalsiyamka iyo fitamin D-ga uu kugu yar yahay.
Waxaa kaloo dhici karta in qaab fadhigaaga uu qaldan yahay oo cadaadis neerfaha uu ak jiro qeybta hoose ee dhabarka taasina neerfo ahaan uu murqaha kuu xanuunayaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: