Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: waxa wajiga iiga samaysmay (haar)?
(1/1)
Shiil22:
bismilahiraxmaniraxim walal waxn ubaahanahay inaad talo cafimad iyo wax aan sameeyo igasiiso suaashan muddo 3 sano ka badan aya waxa wajiga iigasamaysmay (haar) hadaba dhawr jeer ayan isticmalay creemo farmasiga aanka iibsaday lakin wax isbadala ma arkin ila imika arintaasi waxy igu haysaa warwar waayo qofkasta ayaakuwaydinaya maxa kahelay wajiga ma garanayo xataa wax aan odhankaro way kugu sababen haarta wajiga walina dhaqtar lamankulmin
SomaliDoc:
Akhriso qoraal ku saabsan haaraha wajiga; http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6318.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version