Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jacaylku ma wax caadi baa mise?
(1/1)
Jamaaluddiin:
asc salaan kadib ummada soomaaliyeed meel walboo caalamka ka joogaan caafimaad ayaan u rajeynayaa waxaan rabaa inaan dhakhaatiirta weydiiyo
jacaylku ma wax caadi baa mise waa mid ka mid ah ciladaha niyad jabka oo waa cudur waayo dadka qaar baa la buko qaar baana habdhaqankoodu dhan is bedelo
jwb wcn bye
SomaliDoc:
Jacaylka waa dareen ka mid ah dareemaha Eebe ku abuuray bini'aadanka sida xanaaqa, farxada, nacaybka iyo wixii la mid ah.
Marmar way dhacdaa in dareemadaas ay xadka ka baxaan oo qofka saameyn ku reebaan, wayna dhacdaa heer xanuun nafsi inay isku badalaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version