Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maqaarka Cagaha Hoostoda?
(1/1)
Eng Khalid:
Asalaimu Alaikum. Waxan u mahad celinayaa Dhakhaatiirta Somaliyeed.
Waxaan isku arkay mudo 2 Sano ah . Cagaha hoostoda oo iga soo yaacay Nabro Madoow iyo Cadaan ah oo aan ku arkay Cun Cun yar, Faraha dhexdooda. Waxayna ku fideen labada cagood (Calacalaha Gamahana iyo Lugaha) Fadlan waxan ka codsanayaa In la iisheego Xanuunkaas sida aan iskaga daween karona la ii sheego. Waad mahadsantihiin.
SomaliDoc:
Sidaas laguma ogaan karo ee fadlan la xiriir dhakhtar si aragti loogu garto nabrahaas.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version