Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilmo bir liqay?

(1/1)

Diihaal Guuto:
Asalaamucaleykum.

Dr waan ku salaamayaa.
dr gabar yar oo sanad jir ah ayaa liqday madaxa hore ee Eirphoneska(qeybta kuusan ee dhagta gasha)
walina saxardeda ma soo raacin 3biri baana laga joogaa xiligay liqday.

maxay tahay talaabada nala gudboon dr adoo mahadsan

SomaliDoc:
Talaabada haboon waa in raajo laga saaro caloosha si loo ogaado meesha ay mindhicirrada kaga jirto iyo inay meel isku xirtay iyo in kale.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version