Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunada dhuunta?

(1/1)

Asma:
asc dictoore waxaan ku weydiinlahaa dhuunta yaan ka xanuusanayaa iyo sanka weyna isla socdaan sida aan dareemayo dhuuntayda waxaan ku atkaa marmar tonsil stone ama dhagax qadhmuun waan iska soo saaraa balse dhibta i haysata waxy tahay dictoore cuntooyinka yaa qaar aad ii dhibayaan sida kuwa xawaash  yada leh markii aan cunana waxaan dareemayaa culays dhuunta iga fuula wxn ila noqonaysaa in uu cad igaga yaalo sidoo kale sanka yaa i xidhmayaa neeftuna aad bay ii dhibaysaa iiga soo jawaab dictoore


mahadsaid

SomaliDoc:
Waxaa laga yaabaa inaad dhibsanayso ama xasaasiyad ku tahay cunnooyinka qaar, sababtoo ah sanka iyo dhuunta labada culeys iyo cadaadis waa laga dareemaa markaas, fadlan la xiriir dhkahtar ku taqasusay cunaha iyo sanka ee loo yaqaano "E.N.T".

Navigation

[0] Message Index

Go to full version