Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: maxa keena cirada ama tinta in ay cadaato?

(1/1)

Said Shariif:
ayadona duqnimo ka keenin waxan isku arkaa ciro iyo cuncun oo an badneyn mararka qaar maqarka madax kadareemaa, daawo maleedahay ciradaas yaradta kuga gasha, macudur baa keena ama waa wax kale mahadsanid.

SomaliDoc:
Waxa keeno ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version