Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Herpes Simplex dadka waaween maku dhacaa?
(1/1)
Mr Mahamed:
Su all herpes simplex dadka waaween maku dhacaa walina afka ma ugudhaca dhanka danbe ee dhan xanaga iyo meesha dalqada ka danbeeso
Maxeena ku kalla duwan yihiin herpea simplex 1 iyo 2? ???
SomaliDoc:
Wuu ku dhacaa dadka waawayn, kan 1-aad wuxuu ku dhacaa afka, kan 2-aadne wuxuu ku dhacaa farjiga.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version