Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Nabar xuninta taranka dusheda?
(1/1)
Axmed184:
Asc dr waxan qabaa suaal ah waxa nabar yar oo cuncun leh igasoo baxay xubinta taranka halka ka koreysa ama shunka hadda xoga we so weynaty xanunkiina ma leh mid maxa sababi kara ama ay noqon karta ma la xidhidha xanuunada galmada?
SomaliDoc:
Nabraha way kala duwan yihiin, fadlan la xiriir dhakhtar si loo eego, kadibne daawo lagaaga qoro.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version