Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gardaadin-ta caruurta?

(1/1)

Ashom:
Dr.re caruurta qof kii gardaadsho in ee ku dabeecad noqonaayan  maxaa ka jiro?

SomaliDoc:
Ma ahan wax jiro, dabeecada badanaa waxay ka timaadaa dhowr meelood dhinac abuurista oo hidda ahaan caruurta uga dhaxlaan waalidkooda iyo ku dayasho ama ka qaadasho dadka la nool iyo deeganka uu qofka ku nool yahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version