Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Suul dhuuqista ama nuugista?
(1/1)
Mohamed Abdirizak:
SC dhamaan asxaabta
salan kadib waxan aragnaa inta badan caruurta yaryarkaa oo suulkooda nugaya ama marmarka qaar dadka waawayn laftirkoodaba
hadaba su'aashaan qabo waxay tahay ma caafimaad baa ugu jira nuugistaas wax dhibaato ahna ma uleeyahay ?
mahdsanidiin
SomaliDoc:
Warbixin faahfaahsan oo ku saabsan suul nuugista ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6584.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version