Author Topic: Su'aal: Xabadka ayaa waxaa iga yaal shiidad dab ah?  (Read 2512 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kamaal

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 30
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xabadka ayaa waxaa iga yaal shiidad dab ah?
« on: August 12, 2016, 10:45:51 AM »
Asc dr aad baan kugu mahadcelin waxan qabaa suaal anoo kaga mahadcelinayaa waqtigaga

Xabadka ayaa waxaa iga yaal shiidad dab ah oo xogaa le eg waxan doonayaa in aan iska baabiyo marka haday jirto boomaato fadlan hoos igu soo qor




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xabadka ayaa waxaa iga yaal shiidad dab ah?
« Reply #1 on: October 13, 2016, 09:36:28 AM »
Haddii ay tahay haar uu dabka reebay, badanaa kareem laguma baab'iyo, waxyaabo kale ayaa la adeegsadaa sida qalliin laser oo kale, fadlan la xiriir dhakthar maqaarka ku takhasusay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: