Author Topic: Su'aal: Waxaan akhristay qoraalkan afqurunka?  (Read 2787 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sanka taabte

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan akhristay qoraalkan afqurunka?
« on: August 14, 2016, 01:55:41 PM »
Asc soomali doctors waan idin salaamay bacda salaan waxaan ahay wiil soomaaliyed oo jooga wadanka new Zealand dadaydu waa 27 sano   waxaan akhristay qoraalkan afqurunka aad kaga hadasheen dhamaan waxaad ka hadasheena waa wax saamayn igu yeeshay waxaan mudo afar sano ku dhow hadii aysan ka badnaynba ka cabanayaa af shiir anoo cadaystay ayaan dareemayaa hadana af ur dadka aan isugu dhownahayna way ii xaqiijiyeen in uu jiro af ur   hadii aan qeexo sida aan u dareemo dhibkayga dhanka afka ah horta ilkuhu way i dhalaalan khaasatan gawsaha biyaha qabow iyo hawaduba way i dhibaan qururuf iyo xaaqsi badana oo xaga sanka ahna waan leeyahay mar marka qaar laabatooyinka sanka iyo afka   dalqadiisa hoose markaan xaaqsado waxaa kasoo baxa wax yar adag yellow cml usoo eeg oo uraya oo qadhmuun sida huurada cml uraya markaa dhibkaas ayaa i haysta mudo dheer wadankan aan joogana cold ayay ku dhahayaan aa ku haya qudaarta iyo biyaha badso uunbay ku dhahayaan aadba dawadiisa uma yaqaaniin markaa xaaladaydu waa sidaas suaashaydu waxay tahay sidaas ayaan wax u dareemayaaye dawo ku haboon idinku ma ii qori kartaan mahadsanidìin wax fiicanbaan idinka rajaynayaa asc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan akhristay qoraalkan afqurunka?
« Reply #1 on: October 13, 2016, 10:13:12 AM »
Xanuunkaaga hergab ma ahan, waxaa loo yaqaanaa "Tonsilolith" isagaana keeno af-qurunka, fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26224
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48327
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29895
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25181
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35720
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc