Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Geedka loo yaqaan SHARASHA ZALLUUC?

(1/1)

Xanaf:
Asc Dr Mahdi & bahda Somalidoc.
Waxan raba Dr inaad naga jaahil bixiso geedka loo yaqaan SHARASHA ZALLUUC(FERULA HERMONICS)?
mhdsanid.

SomaliDoc:
Waa geed ka baxo dhulka "Shaam" khaasatan Lubnaan, falastiin iyo suuriya.
Waxaa loo adeegsadaa xoojinta awooda ragga sida daawooyinka Feegada "Viagra" oo kale, ma ahan daawo dhireed horay loo aqoon jiray, inkastoo baaritaan dhameestiran oo arintaas xaqiijinayso aan weli lahaynin, laakiin waxaa jiro farmashiyayaal ku yaalo wadamadaas oo geedkaas jiridkiisa ka saaro dheecaanka, waxaana loo yaqaanaa Feegada Lubnaan "Lebanon Viagra".

Navigation

[0] Message Index

Go to full version